Xildhibaan sheegay in Maamuuskii uu mudnaa aaska Janaraal Galaal in aan loo sameyn

Ilaah ha u naxariistee waxaa xalay qabuuro kuyaala magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud lagu aasay Janaraal Maxamed Nuur Galaal oo kamid ahaa saraakiishii hore ee milatariga Soomaaliya oo lagu dilay weerarkii lagu qaaday hotelka Afrik. Aaska Janaraal Galaal kama aysan qeyb galin Madaxda sare ee dowlada federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha maamulka Galmudug oo dhamaan ku … Continue reading Xildhibaan sheegay in Maamuuskii uu mudnaa aaska Janaraal Galaal in aan loo sameyn